Wafdi wasiiro ah iyo guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare oo gaaray Laascaanood

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cali Xoosh iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare Senator Cabdullaahi Cali Xirse Timacadde ayaa maanta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Sidoo kale wafdiga ayaa waxaa ka mid ah wasiir Cabdullaahi Bidhan iyo masuuliyiin kale, kuwaasi oo halkaasi u tagay in ay ka qeyb galaan shirka dhismaha maamulka SSC Khaatuma oo maanta ka furmaya Magaalada LAascaanood ee gobolka Sool.

Ammaanka magaalada Laascaanood ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoona la arkayo ciidamo badan oo lagu soo daadiyay wadooyinka magaaladaasi, kuwaasi oo si weyn u sugaya amniga goobta uu ka dhacaya shirweynaha lagu dhameystirayo maamulka SSC Khaatuma.

Shirka ayaa ku soo aadaya xilli uu khilaaf xooggan ka taagan yahay hanaanka iyo qaabka loo marayo maamul u sameynta SSC Khaatuma.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles