Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda

Wasiirka Qasaaradda Gaashaandhigga XFS  Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dadka Woqooyi Bari ay iska qaadeen heeryadii,isla markaana ay dhisteen maamul ku dhisan rabitaanka shacabka halkaasi.

Wasiirka ayaa xusay in bulshada Laaascaanood ay ku tallaabsadeen horumar degdeg ah oo dhanka bilicda magaalada ah ,iyagoo muddo agaal bilood ah ku dhistay qaar kamid ah kaabayaasha dhaqaale ee magaaladaasi.

“Socdaalkeenna Laascaanood wuxuu dirayaa farriin miisaan leh oo si rasmi ah u soo xiraysa albaabka mashruucii beenta ahaa ee gooni u goosadka”ayuu yiri Wasiir Fiqi:

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Taliyaha Booliska Nigeria “Nabad la’aanta Soomaaliya waxay saameyneysaa Nigeria”

Taliyaha Cutubka Booliska Nigeria ee howlgalka Midowga Afrika ee...

Ciidamada Kenya oo ka hortagay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen xuduudda Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo roondo ka waday deegaanka...

Xasan Sheekh, Xamse iyo Mahad oo xalay kulan yeeshay iyo go’aan laga gaaray Doorashada Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xalay kulan uu...

RW Xamsa oo ku wajahan Qatar iyo Soomaaliya oo Dooxa ka dalbanaysa taageero dheeraad ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo...

Guddoomiye Jaamac oo si kulul uga hadlay muranka dhulalka Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa si...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles