Wednesday, June 24, 2026

Thaiiland oo sii daysay Askar lagu qabtay dagaalkii ay la galeen Cambodia

Thailand ayaa sii daysay siddeed iyo toban askari oo u dhashay Cambodia kuwaas oo lagu qabtay bishii Luulyo intii uu socda dagaalka xuduuda ee dhiiga badan uu ku daatay. Labada dowladood ayaa xaqiijiyay wareejinta askarta. Dib u dhac ayaa hal maalin ayaa yimid kadib cabashooyin ay Thailand ka muujisay xadgudubyo la sheegay in lagu sameeyay xabbad-joojinta, waxaana la fuliyay kadib cadaadis diblomaasiyadeed oo joogto ah oo ka yimid Shiinaha.

Sii deynta askarta waxay ka mid ahayd shuruudaha heshiiska xabbad-joojinta, waxaana maxaabiista askarta ay kicisay dareenka shacabka Cambodia. Bishii Luulyo, xiriirka sii xumaanayay ee u dhexeeyay Thailand iyo Cambodia ayaa isu beddelay dagaal hubeysan oo ka dhacay xuduudda lagu muransan yahay — tan iyo markaas, tobannaan qof ayaa la dilay, ku dhowaad nus milyan oo kalena waa barakaceen.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles