Wednesday, April 22, 2026

Golaha wasiirada Soomaaliya oo shir xasaasi ah u socda

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa haatan guddoominaya shir aan caadi ahayn ee Golaha Wasiirrada XFS ah, kaas oo ka furmay magaalada Muqdisho.

Sida wararka lagu helayo, shirka ayaa diiradda lagu saaray go’aanno muhiim ah oo la xiriira siyaasadda arrimaha dibadda, iyadoo la falanqeeyay xaaladaha isbeddelaya ee gobolka iyo mowqifyada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya.

Sidoo kale, shirka ayaa lagu wadaa in looga doodo isbedel lagu sameynayo talisyada ciidamada qalabka sida, si loo xoojiyo amniga dalka iyo dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha hubeysan.

Ilo wareedyo ku dhow kulanka ayaa sheegaya in go’aannada ka soo baxa shirka la filayo inay saameyn ballaaran ku yeeshaan jihada siyaasadeed iyo amni ee dowladda Federaalka, waxaana la sugayaa war rasmi ah oo faahfaahinaya natiijada kulanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Sheekh Shariif oo caawa kulan xasaasi ah la leh xildhibaano ka tirsan BFS

Mucaaradka oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee dalka Shariif...

Booliska G/Baay oo mamnuucay in hub lagu wato Baydhabo

Hay’adaha ammaanka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay...

Taliyaha ciidamada xoogga oo gaaray Berdaale

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in muddo xileedka dawladdu uu yahay 5 sano

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa...

Mucaaradka oo kulamo xasaasi ah la leh culimada Soomaaliyeed

Siyaasiinta mucaaradka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles