Ciidamada Soomaaliland oo Berbera ku xiray Coldoon

Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa maanta Magaalada Berbera ku xiray CabdiMaalik Muuse Coldoon oo weriye hore iyo Samafale ahaa, isla markaana mudooyiinkii u dambe la raadinayay, dhowaana shaaciyay inuu ka baxsaday magaalada Burco.

Coldoon ayaa laga qabtay Kontoraalka Magaalada Berbera, islamarkaana xabsiga la dhigay, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Ma cadda Sababta ka dambeysay xariga Cabdimaalik Coldoon.

Booliska Soomaaliland weli kama hadlin xariga iyo eedaha loo haysto weriye CabdiMaalik Muuse Coldoon oo dhawr jeer lagu xiray Somaliland.

Xariga Coldoon ayaa durba waxaa ka dhashay hadal heyn xoog leh, iyadoona dadka taageersan ay Xukuumadda Soomaaliland ka dalbaday in la siiyo Coldoon.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Farmaajo oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada federaalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska...

Waqtiga la qabanayo doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada ayaa si rasmi...

Trump oo ka shaqeynaya in Ilhan Omar laga soo masaafurayo Mareykanka

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wada baaritaan la xiriira...

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba kadib dagaal culus

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal qaraar oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles