Friday, May 1, 2026

Taliyaha CXD oo Dhigiisa Talyaaniga Muqdisho kulan kula qaatay

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Milatariga Dowladda Talyaaniga, Jeneraal Luciano Portolano, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka.

Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa ciidamada labada dal, iyadoo dhanka kale Taliyaha CXDS uu uga mahadceliyay dowladda Talyaaniga taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan dhanka tababarka iyo tayeynta ciidanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 30 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Uganda oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay...

Dagaalka Iran oo la sheegay inay sabab u tahay soo laabashada burcad-badeeda xeebaha Soomaaliya

Warbixin uu daabacay Bloomberg ayaa iftiimisay in xiisadda iyo...

Amniga Baydhabo oo si weyn loo adkeeyay iyo xilli doorashooyin dhawaan la filayo

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wajahaysa xaalad...

Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka oo hal arrin ka wadahadlay

Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan la...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ka dhacay Itoobiya

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya, Bashiir...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles