Friday, April 24, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle oo Daahfuray Is Diiwaangelinta Doorashada Qof iyo Cod Ee Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta iska diiwaan-geliyey hannaanka doorasho qof iyo cod ee guud ahaan laga hirgelinayo dalka.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorrashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Jowhar ee caasimada Dowladda Hirshabeelle waxa ay ka hirgaliyeen xaruntii ugu horeysay oo lagu diiwan-gelinayo dadka ka qeybgalaayo doorrashada.
Dadka ayaa doonayo inay ku ciil-baxaan codkooda waxaan si siman oo ay madax ku jirto loogu dareeray diiwan-gelinta doorashada.

“Shacabka Soomaaliyeed iyo bulshada Hirshabeelle maanta waxa ay heystaan fursadii ugu wanaagsaneyd, waxaan ku faraxsanahay inaan maanta u soo istaago xuquuqdeyda muwaadinimo.”

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa dardaarankan u jeediyey dadweynaha u jiheystay doorashada.

Guud ahaan degmooyinka iyo deegaanada Dowladda Hirshabeelle ayuu gaari doonaa hannaanka doorrashada dib loogu celinayo dadweynaha.

WARARKII KALE

Wasiiradda arrimaha dibadda ee Iran iyo Pakistan oo wadahadal yeeshay

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran ayaa saraakiil sare oo...

Taliyaha ciidamada xoogga oo gaaray degmada Xudur

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa...

Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab shidaal oo laga leeyahay Pakistan

Burcadbadeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay afduubteen markab...

Trump oo sheegay in Hubka Nukliyeerka uusan u adeegsan doonin Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in uusan hubka...

Xog dheeraad oo laga helay dhalinyaro Soomaali ah oo ku geeriyooday Algeria

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa ku dhowaad...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles