Dagaal markale ka qarxay Beledxaawo

Wararka ka imaanaya magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu markale ka bilowday degmadaasi.

Ciidamo kala taabacsan Jubbaland iyo dowladda Federalka ayaa ku dagaalamaya xerada Uk oo halka ay degan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu ka bilowday kadib markii ciidamada Jubbaland ay weerar ku qaadeen Biyaad gaari oo ku sii jeedaXerada Ciidamada dowladda Federalka ee UK oo ku taala Xaafada Waaberi ee Beled Xaawo.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac ayaa jirto, inkastoo aan weli si rasmi ah loo ogaan karin.

Shacabkii deganaa degmada Beledxaawo ayaa isaga Qaxay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxaa ka soo baxay Wadahadallada u dhexeeyey Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaanno Mucaaradka

Waxaa soo gabagaboobay wadahadallo u dhexeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Sheekh Shariif oo Cambaareeyay Howlgalka Yaaqshiid“Boqolaal qoys ayaa la Barakiciyay”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa...

Maxay ka wadahadleen Fiqi iyo Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta...

Aadan Madoobe oo weerarkii Baydhabo kadib kulan la qaatay saraakiisha ciidamada

Hoggaamiyaha Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Kheyre oo si u weeraray Xasan Sheekh Kadib dhacdadii Yaaqshiid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles