Monday, September 1, 2025

Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka oo la magacaabay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Mukhtaar Jayte si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay xilka Lataliyaha Amniga Qaranka, kaddib markii uu dhowaan xilkaasi iska casilay Xuseen Macallin.

Magacaabistan ayaa timid iyadoo loo baahnaa buuxinta booska, xilli uu dalku wajahayo duruufo amni iyo mid siyaasadeed. Mukhtaar Jayte waxa uu horey u ahaa Lataliyaha Amniga ee Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Mr. Jayte ayaa maanta bilaabay waajibaadkiisa cusub, isaga oo la yeeshay kulankiisii ugu horreeyay ee shaqo shaqaalaha Xafiiska Amniga Qaranka ee Madaxtooyada. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta howlaha xafiiska, dib-u-eegista qorsheyaasha amniga qaranka, iyo hagaajinta wadashaqeynta hayโ€™adaha amniga.

Lataliyaha Cusub ee Amniga Qaranka Mukhtaar Jayte oo deegaan ahaan kasoo jeeda Puntland waxa uu hore usoo noqday Agaasimaha Hayโ€™adda Sirdoonka Puntland PISA.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles