Taliye Sahal iyo Taliyaha ciidanka Xerada Turkisom oo tagay Gobolka Shabeelada Hoose

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka sareeye guuto Sahal Cabdullahi Cumar iyo Jeneraal Sebahattin Kalkan taliyaha Ciidanka Turkiga ee fadhigoodu yahay Turkisom Muqdisho ayaa gaaray deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha hoose.

Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidamada ee ku sugan deegaanka Number 50 ee gobolka Shabellaha hoose.

Intaa ka dib, Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga dalka iyo Janeraal Sebahattin waxay booqdeen halka laga dhisayo isbitaalka deegaanka Number 50, iyaga oo bogaadiyay mashruuca dhismaha iyo faa’iidada uu u leeyahay bulshada deegaanka.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa ciidanka kala hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-shabaab.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles