Tuesday, August 18, 2026

Soomaaliya oo fursad u raadinaysa in la xoojiyo iskaashiga dhaqaale ee Qaarada Afrika

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa gaaray dalka Aljeeriya.

Wafdigaan waxaa si diiran ugu dhaweeyay Caasimada dalkaas dhigiisa Dalka Aljeeriya Wasiirka ganacsiga dibadda iyo Dhiirigelinta Dhoofinta, Professor Kamaal Rezeeq Iyo Danjiraha Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan ( Yuusuf Jeego).

Wasiir geeosood ayaa ka qaybgalaya Carwada Ganacsiga Gudaha Afrika (Intra-African Trade Fair), taas oo Soomaaliya u ah fursad qaali ah oo lagu xoojinayo iskaashiga dhaqaale ee qaaradda, laguna dhiirrigelinayo dhoofinta iyo kobcinta ganacsiga gudaha iyo dibaddaba.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles