Raysal wasaare Sheikh Hasina oo is casishay

Wararka aanu ka helyno dalka Bangldesh ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Sheikh Hasina ay xilka is casishay iyada iyo qoyskeeda ay ka dhooftay dalka.

Tallaabadan ayaa imaneysa iyadoo dalkaas ay maalmihii la soo dhaafay ka socdeen dibabaxyo rabshada wata oo ay dhigayeen dad careysan oo dhalinyaro u badan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Trump oo bogaadiyay heshiis taariikhi ah oo Mareykanka uu ku maamulayo 65 bilyan oo fuusto oo saliidda Venezuela ah

Trump oo bogaadiyay heshiis taariikhi ah oo Mareykanka uu...

DFS oo ciidan suga amniga Aadan Madoobe ka dejisay Baydhabo

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba ka dejisay ciidamadii...

Turkiga oo xoog ku soo furtay markabka MV LATUF oo ay haysteen Burcadbadeed Soomaali ah

Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi dhow la sameynayay Ciidanka...

Uganda oo ku dhawaaqday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala bixi doonto Agoosto 2027

Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay...

Duulimaadkii ugu horreeyay oo maanta lagu wado inuu ka dego Garoonka Doolow

Duulimaadkii ugu horreeyay ayaa maanta lagu wadaa inuu ka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles