Israel oo 42 Falastiiniyiin ah ku dishay Qaza xili heshiis xabad joojin ah uu dhaqan galay

Ciidamadda Isra1l ayaa Shalay oo kaliya 42 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza.

Waxey noqotay shalay mid ka mid ah maalmaha ugu dhiigga badan ee Qaza soo marta tan iyo markii la bilaabay xabbad-joojinta uu dhexdhexaadiyay Mareykanka 10-kii Oktoobar.

Tirada guud ee dadka  Isra1l ku dishay dagaalka Qaza ayaa hadda gaartay 68,159 qof, halka 170,203 kalena ay ku dhaawacmeen tan iyo 7-dii Oktoobar 2023.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles