Thursday, July 2, 2026

Zohran Mamdani oo ku guuleystay duqa New York

Goor dhow, waxaa lagu dhawaaqay in Zohran Mamdani uu ku guuleystay doorashada maayarka magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Sida aan horey u tebinnay, madaxweyene Donald Trump ayaa ku hanjabay in dhaqaalaha federaalka uu ka jari doono New York hadii Mamdani la doorto.

Ka did guushiisa, Mamdani ayaa jeediyay hadallo, Trump ayaa kamid ah dadka uu sida tooska ah ula hadlay isagoo yiri:

“Donald Trump, maadaama aan ogahay inaad i daawanayso, waxaan kuu hayaa afar eray: codka kor u qaad.”

Isaga oo si toos ah ula hadlaya Trump, Mamdani waxa uu yiri, “Inta aadan qof naga mid ah soo gaarin, waa inaad na soo marto dhamaanteen”.

Xili uu Mamdani jeedinayay hadalkan, Trump wuxuu bartiisa Truth Social soo dhigay qoraal oo wuxuu yiri, Sidaas ayayba ku bilaabatay!”

 

WARARKII KALE

Puntland oo mamnuucday shirar siyaasadeed oo ka dhan ah Deni in lagu qabto Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa mamnuucay qabashada shirar siyaasadeed oo aan...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Muuse Biixi oo Cirro ku eedeeyay marin-habaabin iyo safarro qarsoodi ah

Madaxweynihii hore ee maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Ciidanka Uganda ee AUSSOM oo yeeshay taliye ku xigeen cusub

Ciidanka Difaaca Uganda ee, kana tirsan howlgalka Midowga Afrika...

Maraykanka oo shaaciyay inuu joojinayo taageerada howlgalka AUSSOM dhammaadka 2026

Dowladda Maraykanka ayaa si rasmi ah u sheegtay inay...

Shixnad la sheegay inay Israa’iil ka timid oo soo gaartay Muqdisho

Warbaahinta laga leeyahay Lubnaan ee Al-Mayadeen ayaa baahisay warbixin...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles