Bananbax looga soo horjeedo Al Shabaab oo ka dhacay muqdisho

Wasiirro katirsan xukuumadda , guddoomiyaha  gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale ayaa shacabka Soomaaliyeed kala qeybgalay isku soo bax balaaran oo ay ugu soo horjeedaan kooxda Al Shabaab iyo xasuuqii dhallinyarada Soomaaliyeed loogu geestay xeebta Liido ee Muqdisho.

Kumanaan shacab ah oo watay boorar ay ku xardhan-yihiin hal ku dhigyo ka dhan ah Al Shabaab ayaa isugu yimid xeebta Liido, kuwaasi shacuurtooda ku muujiyay sida ay ugu soo horjeedaan xasuuqa ay kooxda Khawaarijta la beegsanayaan shacabka Soomaaliyeed.

Shacabka ka qeyb galayay dibadbaxa ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin halkudhigyo ka dhan ah kooxda Al Shabaab, waxa ayna shacabka muujiyeen dareen ah in ay nacebyihiin kooxda arxanka daran ee Al Shabaab ee usoo jeestay leynta shacabka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale oo ka hadkay dibadbaxa ayaa sheegay in Al Shabaab yihiin cadawga umadda Soomaaliyeed, waxa uuna ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Kooxaha Khawaarijta.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 18 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Dibadbaxyo lagu taageeryo Sacuudiga ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaal Pakistan

Banaanbax uu ku baaqay ururka Muslimiinta Pakistan ee PML-N...

Aramco ayaa sheegtay in aysan awoodin in shidaal ay siiso labo ka mid ah macaamiisheeda Yurub bisha soo socota

Warbaahinta Bloomberg oo soo xiganaysa ilo xog-ogaal ah ayaa...

Booliska Spain oo bilaabay howlgallo muhaajiriinta looga qaadayo xeebaha Ceuta

Booliska dhulka Spain Ceuta ee ku yaalla Waqooyiga Afrika...

Milateriga Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay G/Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka,gaar ahaan ururka 62 aad, huutada lixaad...

Taliye Shub oo bixiyay xogta sida uu u dhacay weeerarkii Doolow

Faahfaahin: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, S/Guuto: Mahad...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles