Thursday, April 9, 2026

Dagaal ka socda degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Dagaal xoogan ayaa ka socda Degmada Jalalaqsi, kaas oo sida wararka ay sheegayaan u dhexeeya Maamulka Degmada Jalalaqsi iyo mid ka mid ah beelaha degan degmada Jalalaqsi

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu salka ku hayo kadib markii guddoomiyaha degmada Jalalaqsi uu xirtay mid ka mid ah nabadoonada degmada Jalalaqsi, taasi ayaa keentay in dagaalka uu qarxo.

Xogta ilaa hadda la ogyahay ayaa sheegeysa in ugu yaraan 3 qof ay ku dhinteen iska hor-imaadka, halka dhaawacyo badan ay soo gaareen dad rayid ah iyo dhinacyadii dagaallamay.

Xaaladda amni ee degmada ayaa ah mid kacsan, waxaana wali socda dagaal culus.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Trump oo war ka soo saaray heshiiska uu la galay Iran

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo dhigay...

Markabka qodista Shidaalka Turkiga oo Jimcaha soo gaaray Muqdisho

Markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey ayaa soo...

Xildhibaano ka tirsan BFS oo sharci darro ku tilmaamay Kursiga Wasiir Jaamac

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ka kala...

Duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay Mudug

Diyaarado dagaal ayaa xalay saqdii dhexe duqeymo culus ka...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

Ciidamada Jubaland iyo kuwa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles