Tuesday, August 18, 2026

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo war ka soo saaray weerarka Iran ay ku qaaday Qatar

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya,  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si gaar ah u cambaareeyay weerarka Iran ku qaadday Qatar, iyaga oo ku tilmaamay tallaabo aan la aqbali karin oo wax u dhimaysa xasilloonida gobolka.

Qoraalka uu soo saaay Farmaajo ayaa waxaa uu ku yiri “”Waxaan si adag u cambaareynayaa weerarka gardarada ee Iran kay qaaday maanta dalka Qatar. In gantaalada lagu weerarro dalka nabdoon ee Qatar waaku xadgudub sharciga caalamiga ah. Waxa kale oo ay khatar gelinaysaa inay kasii darto xiisadaha ka taagan gobolka iyo caalamka. Iran waa inay ka gaabsato falalkan sharci darrada ah.”

Sidoo kale Sheekh Shariif ayaa si kulul u dhaleeceeyay weerarka Iran ay ku qaaday dalka Qatar.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles