Imaaraadka carabta oo duqeyn ka fuliyay G/Bari

Bayaan rasmi ah oo ka soo baxay Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in dowladda Imaaraadka Carabka ay fulisay duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacday togga Miiraale ee buuraha Calmiskaad, halkaasi oo ay weli ku dhuumanayaan dagaallamayaal ka tirsan Firxadkii Argagixisada ISIS.

Bayaan kooban oo ka soo baxay xafiiska dowladda Puntland u qaabilsan Faafinta warar dagaalka Calmiskaad ayaa lagu sheegay in duqeynta ka dhacday Miiraale ay fuliyeen saaxibada Puntland ee Imaaraadka Carabta, islamarkaana lagu beegsaday firxadkii dagaallamayaasha ISIS oo isku urursanayay togga Miiraale, kaddib markii horay loogu jebiyay togga Jeceel.

“Duqeyn ka dhacday aaga Ceelka Togga Miiraale waxaa lagu dilay xubno ka mid ah Argagixisada Daacish oo is urursanayey, duqeynta waxaa fuliyay saaxiibada Dowladda Puntland ee Imaaraadka .”ayaa lagu yiri qoraalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Farmaajo oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada federaalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska...

Waqtiga la qabanayo doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada ayaa si rasmi...

Trump oo ka shaqeynaya in Ilhan Omar laga soo masaafurayo Mareykanka

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wada baaritaan la xiriira...

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba kadib dagaal culus

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal qaraar oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles