MW Xasan Sheekh oo kulan la qaadanaya qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan isugu yeeray madaxweynayaasha maamulada Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeele.

Kulankan oo ah qado ayaa madaxweynaha waxaa uu madaxdan kalatashan doonaa gogosha uu dhowaan ku dhawaaqay iyo sida loo wajihi doono.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in kulanka looga hadli doono siddii loo raadin lahaa madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland.

Lataliyaha Madaxweynaha ee arimaha Dasturka Xuseen Sheekh ayaa sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh uu Taleefoonka kula hadlay Siyaasiyinta Mucaaradka ah qaarkood maantana la kulmaya Madaxweynayasha Galmudug, Koonfur galbeed iyo Hirshabele.

Dhawaan ayay aheyd markii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqay inuu gogol wadashi isugu yeeri doono hoggaamiyeyaasha Siyaasada, taasi oo ay ka dhashay su’aalo badan oo ay ka mid tahay yaa ah saamileyda Siyaasada, ma maamul goboleedyada mise xubnaha mucaaradka ee xil doonka?.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Farmaajo oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada federaalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska...

Waqtiga la qabanayo doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada ayaa si rasmi...

Trump oo ka shaqeynaya in Ilhan Omar laga soo masaafurayo Mareykanka

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wada baaritaan la xiriira...

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba kadib dagaal culus

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal qaraar oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles