Lafta gareen oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Xildhibaano ka tirsan Labadda Aqal ee Baarlamaanka dalka, Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Goliyaasha kala duwan Dowladd Goboleedka Koofur Galbeed, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cade kusoo dhaweyey wafdiga Madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa ka qeyb geli doono kulan uu Madaxweyne Xasan Sheekh maanta isugu yeeray madaxda Galmudug, Koofur galbeed iyo Hirshabelle.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Farmaajo oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada federaalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska...

Waqtiga la qabanayo doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada ayaa si rasmi...

Trump oo ka shaqeynaya in Ilhan Omar laga soo masaafurayo Mareykanka

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wada baaritaan la xiriira...

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba kadib dagaal culus

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal qaraar oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles