Monday, June 8, 2026

Maalintii labaad oo si weyn loogu Ciidayo Soomaaliya

Maanta ayaa waxaa Maalintii labaad si weyn looga Ciidayaa Magaalada Muqdisho iyo dhmmaan Dunida Muslimiinta,iyada oo ay jiraan magaalooyin Maalinta koobaad ee Ciidul Adxaa ay u tahay.

Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha siweyn looga Ciidayo,waxaana laga dareemayaa farxada Ciida dhamaan Gobolada dalka Soomaaliya.

Goobaha loo dalxiis tago ee ku yaalla Muqdisho ayaa waxaa Maalintii labaad ku sugan boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho,kuwaas oo isugu jira,lamaanayaal, Carruur iyo Waalidiintooda.

Shalay oo aheyd Maalinta koobaad ee Ciidul Adxaa ayaa waxaa Salaadii Ciida Shacabka Soomaaliyeed kala qeyb galay madax ka tirsan dowladda iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran ayaa sheegtay in joojineyso weerarada

Iran ayaa ku dhawaaqday goor dhaweyd in la soo...

Xisbullah oo sheegtay in weeraro aargoosi ah ay ku qaaday ciidamada Israel ee jooga Lubnaan

Xisbullah ayaa sheegtay in ay gantaallo ku duqeysay kolonyo...

Maxaa ka cusub dhex dhexaadinta ay Turkiga ka dhex wado DF iyo Mucaaradka

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda wadahadallo siyaasadeed oo heer...

Xoogagga Yemen oo ku dhawaaqay xayiraad buuxda oo ka dhan ah maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas

Xoogagga Hubeysan ee Yemen ayaa sheegay inay qaadayaan tallaabooyin...

Madaxweyne Cirro oo la filayo inuu booqasho ku tago Israa’iil

Sida lagu daabacay warbixinta, qodobka ugu weyn ee safarka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles