Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Raagge Ceela ee G/Sh/Dhexe

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu laabtay furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan degmada Raage ceele  ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa degmada Raage Ceele u tagay dardargalinta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab oo xoogiisa haatan ka socdo gobolka Shabeellaha dhexe.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Raagge Ceela kula kulmi doono sarakiisha Ciidamada Xoogga iyo kuwa dadka deegaanka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa abaabul culus ka wada deegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe, waxaana madaxweyne ka go’an siddii Al-shabaab looga saari lahaa deegaanada Hirshabelle iyo Galmudug.

Safarka uu maanta ku tagay madaxweyne Xasan Sheekh degmada Raaga Ceella ayaa kusoo aadaya, xili uu maalin ka hor safar noocaan oo kale ah uu ku tagay furimaha hore ee dagaalka degmooyinka Aadan Yabaal iyo Moqokori oo ka kala tirsan Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaas oo kulamo lagu dardar galinaayo dagaalka Al,shabaab uu kula soo qaatay saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo hoggaamiyaasha ciidanka Macawiisleeyda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Liiska ururada ka qeybgalaya doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska ururada siyaasadeed...

JSP oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen uu yahay Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

Kulanka Guddiga Fulinta ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)...

Taliyaha Milatariga oo la kulamy taliyaha ciidanka gaar ah ee Africom

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Golaha Shacabka oo Joojiyay Lacagtii $100-ka ahayd ee Xildhibaannada laga Jari Jiray

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku...

Sacudi Carabiya ayaa joojisay dhuumaha shidaalka ee Badda Cas

Weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) lagu qaaday dhuumaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles