Tuesday, August 11, 2026

Ruushka oo qaaday weerarkii ugu cuslaa ee Donetsk tan iyo 2022

Ciidamada Ruushka ayaa saaka aroortii hore qaaday weerar culus oo dhulka iyo cirka isugu jira, kaas oo lagu bartilmaameedsaday safafka hore ee difaaca ciidamada Ukraine ee ku sugan gobolka Donetsk ee bariga dalka Ukraine.

Saraakiil ayaa weerarkan ku tilmaamay midkii ugu weynaa tan iyo sannadkii 2022, markii dagaalka Ruushka iyo Ukraine uu billowday.

Talaabadan ayaa loo arkaa isku day uu Kremlin-ka ku doonayo inuu jebiyo difaacyada Ukraine, ka hor kulanka Jimcaha ee lagu wado in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ay yeeshaan.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Ruushka ay durba gacanta ku hayaan guud ahaan gobolka Donetsk, iyadoo weerarkan cusub uu sii adkeynayo cadaadiska lagu hayo ciidamada Ukraine ee ku harsan aaggaas.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay...

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika...

Laftagareen oo Nairobi kula kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Maanta Dooranaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles