Monday, August 17, 2026

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shir ka dhacaya Algeria

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Mudane Yusuf Maxamed Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Algeria, Algeris, Waxaana ku soo dhaweeyay garoonka Xoghayaha joogtada Wasaarada xiriirka arrimaha Bulshadda Iyo qoyska Iyo Haweenka ee Dalka Algeria,  Zahiir Shadhah, iyo Danjiraha Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Algeria Danjire Yusuf Axmed Xasan ( Yusuf Jeego),

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa Dalka Algeria uga qeybgali doono Shirweynaha Horumarinta Bulshada iyo Dhaqaalaha ee Wadamada Carabta oo ka furmi doono Dalka Algeria.

Sidoo kale wasiirka ayaa kulamo la qaadan doono madaxda ka qeyb galaysa shirka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles