Togasho ka dhacday Mareykanka

Nin hubeysan ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku dilay afar qof — oo uu ku jiro sarkaal booliis ka hor inta uusan is toogan. Qof kale ayaa si aad ah u dhaawacmay

Ninka weerarka geystay ayaa dabaq dheer oo ku yaala Park Avenue gudaha u galay isaga oo wata qori, waxaana uu bilaabay toogasho.

Intaa ka dib, wuxuu koray dabaqa soddon iyo soddonaad , halkaas oo uu sidoo kale dhimasho ka geystay.

Booliska ayaa magaciisa ku sheegay Shane Tamura, oo ah 27 jir ka ka soo jeeda magaalada Las Vegas. Baaritaan ayaa socda oo la doonayo in lagu ogaado sababta uu u geystay weerarka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles