Trump oo sheegay in dalalka Carabta iyo Israa’iil uu ka helay jawaab wanaagsan ku aadan Arrinta Qaza

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in “qof walba uu doonayo inuu heshiis ka gaaro” qorshaha nabadeed ee Qasa, wuxuuna rajeynayaa inuu soo gabagabeeyo kulanka uu la yeelanayo Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu Isniinta maanta ah.

Wareysi uu khadka taleefoonka ku siiyay wakaaladda wararka ee Reuters, wuxuu intaas ku daray in uu “jawaab aad u wanaagsan” ka helay Israa’iil iyo madaxda Carabta oo ku saabsan hindisaha.

“Soo jeedintu maahan oo kaliya Qasa, laakiin waxay ku saabsan tahay in nabad ballaaran laga gaaro Bariga Dhexe,” ayuu yiri Trump.

Dhanka kale, Trump wuxuu sheegay Axaddii in ay jirto “fursad dhab ah oo lagu gaaro guulo waaweyn oo laga gaaray Bariga Dhexe

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles