𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚, 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐥𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐈𝐬𝐢𝐦𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐡𝐨𝐨𝐝𝐥𝐞

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Isimadda dhaqanka ee Buuhoodle.

Ra’iisul Wasaaraha, oo ku guda jira La-tashiyada bulshada deegaannada SSC-Khaatumo, ayaa isimada ka dhagaystay aragtiyo iyo tallooyin ku aaddan dowlad-dhiska iyo I midnimada dalka.

Mudane Xamsa, ayaa uga mahadceliyey bahda dhaqanka doorkooda ku aaddan dib-u heshiisiinta iyo hirgalinta nabadda, waxaa uunna ballan-qaaday in dowladda Soomaaliya ay xoojin doonto nabadda iyo midnimada, isaga oo xusay in bahda dhaqanka looga baahan yahay in ay kaalin muhiim ah ka geystaan dedaalka loogu jiro isku keenidda shacabka Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wax-ku-ool ah kula yeeshay magaalada New York Dhigiisa Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Trump oo garaadka macmalka ee AI u bixiyay magac cusub

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa ku bixiyay magac...

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed oo Qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji,...

Shirka Golaha guud ee Q.M oo furmay iyo Guterres oo fariin u diray dunida

Waxaa si rasmi ah u furmay shirka Golaha Guud...

RW Xamsa Abdi Barre oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles