Search results for: Sample
Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 09 2026
Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Ali Mohamed Warsame Caleyka Farsamadu Waa Axmed...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wax-ku-ool ah kula yeeshay magaalada New York Dhigiisa Serbia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan wax-ku-ool ah kula yeeshay magaalada New York, Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Trump oo garaadka macmalka ee AI u bixiyay magac cusub
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa ku bixiyay magac cusub oo uu u bixiyay garaadka macmalka (AI), isaga oo...
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed oo Qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka ee Soomaaliya, Colonel Egan...
Shirka Golaha guud ee Q.M oo furmay iyo Guterres oo fariin u diray dunida
Waxaa si rasmi ah u furmay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyadoo ay ka qeybgalayaan madax iyo wakiillo...
RW Xamsa Abdi Barre oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo...
Khilaafka Uganda iyo Turkiga oo lala xiriirinayo mustaqbalka ciidamada Uganda ee Soomaaliya
Warbaahinta fadhigeedu yahay Turkiga ee Middle East Eye (MEE) ayaa sheegtay in go’aanka Uganda ay ku hakisay iskaashigii milatari...
Baydhabo: Xubno looga shakisan yahay qaraxii lala eegtay Taliyaha Booliiska oo la qabtay
Laamaha ammaanka magaalada Baydhabo ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen xubno looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galaya shirka Golaha Guud ee QM
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New Yorka, ee dalka Mareykanka,...
Turkiga, Ciraaq iyo Georgia oo noqday waddamadii ugu horreeyey mamnuucay diyaaradaha Iraan
Kaddib markii Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka Scott Bessant uu ku dhawaaqay in shirkadaha diyaaradaha Iran laga mamnuuci doono inay si...
Iran oo bilaabaysa qorshe cusub oo dagaalka ku saabsan
Taliye ku-xigeenka Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, Mustafa Ezadi, ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ee Iran...
Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026
Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Ali Mohamed Warsame Caleyka Farsamadu Waa Axmed...


