Sunday, August 16, 2026

Al-shabaabka lagu jebiyay dagaalka Hirshabelle oo la sheegay in ay buux dhaafiyeen deegaano ka tirsan KGS

Wararka ka laga helayo deegaanada KGS ayaa sheegaya In maleeshiyaadka Al-shabaab ee lagu jebiyay dagaalka ka socda Hirshabelle ay buux dhaafiyeen deegaanadaasi, sida ay xaqiijiyeen saaraakiisha ciidamada dowladda.

Maleeshiyaadka kooxda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu arkay deegaano ka tirsan gobolada Baay iyo Bakool, taas oo keentay in cabsi ay dareemaan dadka deegaanka.

Taliyaha Qeybta 60-aad Ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janaraal Xasan Isxaaq Cumar ( Xasan Baydhabo)ayaa sheegay in Al-Shabaabka lagu soo jebiyay dagaalka ka socda deegaanada Hirshabelle ay u soo Jabeen deegaanada Koofur galbeed, isagoo sheegay in heegan sare laga geliyay ciidamada, si ay ugu hortagaan dhaq dhaqaaqa maleeshiyaadka Al-shabaab.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ay buux dhaafiyeen deegaanada KGS ay tahay kadib markii dowladda Soomaaliya kooxda cir iyo dhul laga duqeeyay, iyadoona weli howlgalo culus ay ka socdaan dalka

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee cusub oo maanta ku guddoomiyay shirka Golaha Shacabka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga...

Xamsa oo taleefoon kula hadlay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal...

DF oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Koox TikTok u adeegsanaysay iibinta khamriga oo lagu qabtay Gobolka Bari

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaciyay...

Uganda oo sheegtay in Ciidamadeedu sii Joogayaan Soomaaliya

Wasiirka Difaaca iyo Arrimaha Ciidamada Uganda, Kiryowa Kiwanuka, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles