Tuesday, August 18, 2026

Booliska DG Waqooyi Bari oo baadi goobaya rag falal amni darro geystay

Ciidamada Booliiska Dowladda Woqooyi Bari Soomaaliya ayaa 24-kii saacadood ee la soo dhaafay gacanta ku soo dhigay 7 Eedaysane oo loo haysto Fal Amni darro oo dhacay 29-kii Bishii August Saacadu markay ahayd 1:25 AM, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Booliska.

Eedaysanayaashan oo ka kooban Sagaal Eedaysane imikana toddobo Eedaysane waxay ku jiraan gacanta Laamaha Amaanka Dowladda Woqooyi Bari Soomaaliya labada Eedaysane ee kale waxaa ku raadjooga Ciidanka Amniga haddii aanay deg deg isugu dhiibin Laamaha Amaanka gacanta ayaa lagu soo dhigaya .

Dhammaan Eedaysanayaashan waxaa la horgeynayaa Garsoorka.

Ragga la soo qabtay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa;-

  1. Maxamed Cabdiraxmaan Carraale (Ina Jabuutaawi)
  2. Ceegaag Cabdiraxmaan Carraale (Ina Jabuutaawi)
  3. Cabdi Jaamac Cabdi (Ina Cabdi Biriq)
  4. Maxamuud Ibrahim Carraale (Oomaar)
  5. Cabdi Jaamac Idigaa
  6. Cabdiqani Maxamuud jiidhe
  7. Maxamed Cabdinuur
  8. Cabdi Darwiish Cilmi Ciid
  9. Jaamac Aadan Maxamuud Cabdi Jaynaf

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles