Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaanka Geel-gub ee G/Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saaka la wareegay deegaanka Geel gub ee gobolka Shabeelada Dhexe, kadib dagaal culus oo weli halkaasi ka socda, sida ay sheegayaan dadka deegaanka.

Ciidamada ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta oo si dhuumaaleysi ah kusoo galay deegaanka Geel-gub si ay u dhibaateeyaan dadka shacabka ah.

Hawlgalka ayaa weli ka socda duleedka deegaankaas, waxaana wararka hordhaca ahi ay sheegayaan in khasaare xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Al-shabaab.

Gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxaa weli ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Janan oo Baladxaawo tagay, heshiiskii Nairobi iyo wareejinta xerada UK oo la qorsheeyay

Wararka laga helayo G/Gedo ayaa sheegaya in Cabdirashiid Janan...

Shiinaha oo digniin u diray Somaliland kadib xiriirka Taiwan

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay...

Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo

Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada...

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha...

DFS oo sheegtay inay burburisay shabakado ka tirsan Al-Shabaab

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles