Search results for: Sample
Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 05 2026
Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Cali maxamed Warsame Farsamadu Waa Axmed Maxamed...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝟎𝟏-𝐌𝐚𝐚𝐣𝐨 𝐨𝐰𝐠𝐞𝐞𝐝
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed...
Cutubkii ugu horeeyey Ciidanka Masar oo ku soo wajahan Somalia
Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in cutubkii ugu horreeyay ee ciidamada Masar la filayo inay toddobaadyada soo aadan soo gaaraan Somalia, si...
Wasiiro, siyaasiyiin & Xildhibaano ku qulqulaya Baydhabo
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo ay weheliyaan wafdi uu hoggaaminayo, ayaa saakay ku wajahan magaalada Baydhabo,...
Iran oo xoojisay awoodeeda Milateri, lana soo baxday hub cusub
Warbaahinta caalamiga ah ee Al Jazeera ayaa baahisay warbixin muujinaysa in Iran ay dib u bilaabeyso xoojinta iyo dib-u-habeynta...
Soomaali Mindi ku weeraray dad Yuhuud ah oo dacwad lagu soo oogay
Ciise Suleiman ayaa lagu soo oogay dacwad isku day dil ah kadib markii laba nin oo Yuhuud ah lagu...
Xiisad kacsan & diyaar garow dagaal oo laga dareemayo bariga Dhexe
Warbixino ay baahiyeen warbaahinta caalamiga ah sida Fox News ayaa muujinaya in xaaladda amni ee Bariga Dhexe ay si weyn u...
Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 30 04 2026
Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Abdiqadir maxamed iimaan Farsamadu Waa Axmed Maxamed...
Uganda oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya
Dowladda Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay inay u dirtay dalka Somalia guutada 47-aad (Battle Group 47), taas...
Dagaalka Iran oo la sheegay inay sabab u tahay soo laabashada burcad-badeeda xeebaha Soomaaliya
Warbixin uu daabacay Bloomberg ayaa iftiimisay in xiisadda iyo dagaalka ka socda Iran uu si toos ah u saameeyay...
Amniga Baydhabo oo si weyn loo adkeeyay iyo xilli doorashooyin dhawaan la filayo
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa wajahaysa xaalad amni oo si aad ah loo xoojiyay, iyadoo lagu jiro...
Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka oo hal arrin ka wadahadlay
Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmihii la...


