Thursday, January 15, 2026

Kamaala Haris oo wada Olole caddeynaya inay tahay musharaxa ugu cadcad xisbiga Dimuqraadiga

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris, ayaa Isniinti shalay si degdeg ah u dhaqaajisay tallaabooyinka ugu horreeya ee ololaheeda doorashada, si ay u caddeyso in ay tahay musharaxa ugu cadcad musharaxnimada xilka madaxweynenimada ee xisbiga Dimuqraadiga.

Harris, ayaa shalay oo kaliyah ururisay tobanaan milyan oo doolar oo ay ugu yabooheen deeq-bixiyaasha dimoqraadiga, iyada oo taageero ballaaranna ka heshay madaxda ugu sarreeya xisbiga Dimoqraadiga.

Maanta oo Talaada ah ayaana lagu wadaa in ay si rassmi ah olalaheeda doorashada uga billowdo magaalada Miluaki ee gobolka Wisconsin.

WARARKII KALE

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal culus ka bilaabay degmada Masaajid Cali Guduud ee G.Sh.Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal culus maanta ka...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 01 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiirka Shaqada XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo booqday xarunta shaqaalaha ee Turkiye

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Saalim...

Madaxweynaha Al jeeriya oo qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ahna Wasiirka Waxbarashada

Madaxweynaha Al Jeeriya Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Mudane Faarax...

Wasiir Fiqi oo kormeer ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Waqooyi Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta...

NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles