admin

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 07 2024

Warka habeenimo ee radiojowhar  Waxa Aqrinaya Wariye Bile Osmaan Goomey Farsamada Axmed Shariif sabka Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee...

Hogaamiyihii kooxda daroogada Sinaloa ee Mexico oo lagu xiray Maraykanka

Mid ka mid ah dadka ka ganacsada maandooriyeyaasha adduunka, ee ugu caansan Ismael “El Mayo” Zambada, oo ah hoggaamiyaha...

Wasiir Fiqi oo kulmay dhigiisa dalka Azerbaijan

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, ayaa Jimcihii magaalada Baku kula kulmay Wasiirka Arrimaha...

Axmad Madoobe oo safar dhul ah ku tagay Afmadoow

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose. Qeybaha...

Dowlada Soomaaliya oo dalka ka mamnuucdey Daawooyin halis ku ah Bulshada

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuunadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Bulaale ayaa sheegay inay dalka mamnuuc ka tahay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmey wakiilka hey’adda Qaxootiga aduunka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali(Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim...
spot_imgspot_img

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2024

Warka habeenimo ee radiojowhar  Waxa Aqrinaya Wariye Abdikhadir Maxamed iimaan Farsamada Axmed Shariif sabka Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee...

Madaxweyne Xasan Oo Qaabilay Gudoomiyaha Baarlamaanka EAC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika, Mudane...

Booliiska Puntland oo qabtay nin naag iska dhigi jiray

Ciidamada booliiska maamulka Puntland, gaar ahaan qeybta gobolka Mudug ayaa maanta gacanta ku dhigay nin dhallinyaro ah oo lagu...

Hub iyo maandooriye kala duwan oo lagu qabtay Muqdisho

Ciidamada booliiska ee ka howlgala saldhigga degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, ayaa fuliyay howlgal ay kusoo qab qabteen hub...

Shirka Golaha Wasiirada XFS oo Arimo Huhiim Ah Looga Hadlay

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 07 2024

Warka habeenimo ee radiojowhar  Waxa Aqrinaya Wariye Abdikhadir Maxamed iimaan Farsamada Axmed Shariif sabka Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee...