Tag: Sample Tag Page Title
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 30/06/2025
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye Maxamed Abukar Caseyr Farsamada Waa Axmed Shariifka.Halkaan Hoose ka Dhageeyso...
RW dalka Qatar oo kulan la qaatay Madaxweynaha Soomaaliland
Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa maanta xafiiskiisa...
Shir lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay G/Sh/Dhexe oo maanta ka furmay degmada Warsheekh
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur iyo Wasiirka Wasaarada dib u hishiisiinta Hirshabelle mudane Cabdullaahi Cadde ayaa Degmada...
RW Xamsa “Mustaqbalka Soomaaliya oo Barwaaqo ah waxaa uu ku jiraa Horumarinta dhaqaalaha Buluugga ah”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, ayaa sheegay...
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo la kulamaya Madaxda dalka Tanzania
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, oo ay wehliyaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha,...
Puntland iyo saraakiisha Ciidamada Badda Midowga Yurub oo shir xasaasi ah ku yeeshay Boosaaso
Ciidanla Booliska dowladda Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub (EUNAVFOR), gaar ahaanna Hawlgalka ATLANTA ayaa Shir ku saabsan Amniga...
Israa’iil oo amar ku bixisay inay dadku ka baxaan Gaza
Israa’iil ayaa ku amartay Falastiiniyiinta in ay isaga baxaan qeybo ka mid ah waqooyiga Qaza ka hor inta aan...
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 29/06/2025
Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye Maxamed Abukar Caseyr Farsamada Waa Axmed Shariifka.Halkaan Hoose ka Dhageeyso...
DFS oo ku dhawaaqday shirweyne Qaran oo lagu dhameystirayo Dhismaha Maamulka SSC Khaatuma
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la qaban doono Shirweyne...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay garoonka casriga ah ee Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee New Mogadishu International Airport, oo laga...
MW Xasan Sheekh oo gaaray deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabeelada Dhexe
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo hoggaaminaya wafdi ballaaran oo...
R/W hore ee Soomaaliya C/weli Gaas oo loo magacaabay Ergeyga Midowga Afrika ee Koofurta Suudaan
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, islamarkaana soo noqday Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa loo...